Nin dhaliyaro ah oo lagu dilay degmada Guriceel & faahfaahino ka soo baxaya

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu dilay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Siciid Gabeyre oo loo yaqaanay (Afar Daqiiqo) ayaa la sheegay iney geysteen askar ka tirsan ciidamada dowlada ee ku sugan degmada Guriceel xili ay ku jireen Howlgal Lama xaqiijin sababta loo dilay, hase ahaatee wiilkan ayaa … Continue reading Nin dhaliyaro ah oo lagu dilay degmada Guriceel & faahfaahino ka soo baxaya